Halkan Akhriso: Warbixin ay soo saareen Guddiga Maaliyadda ee odoroska Miisaaniyadda 2018

Guddiga Maaliyadda ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Warbixin kasoo saaray  Miisaaniyadda sanadka 2018, ee dhawaan la horgeeyay Baarlamaanka Soomaaliya si ay u ansixiyaan. Miisaaniyada Sanadka 2018-ka la horgeeyay Baarlamaanka Soomaaliya soona maray akhrinta labaad ayaa ka badan miisaaniyada sanadkii hore, waxaana sanadkan lagu soo kordhiyay 14-Milyan oo dheeraad ah. Guddiga Maaliyadda ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Wasaarada … Continue reading Halkan Akhriso: Warbixin ay soo saareen Guddiga Maaliyadda ee odoroska Miisaaniyadda 2018